-
Alkaa:
-
7. lokakuuta 2020, 13:00
-
Päättyy:
-
7. lokakuuta 2020, 16:00
-
Sijainti:
-
Vantaa
SHAQO RAADINTA OHJAAMO
- Waxaad diyaarin kartaa cv:daada
- Waxaad helaysaa talooyin qaabka cv:da loo sameeyo
- Waxaa lagula dalbayaa shaqooyin
- Waxaad helaysaa talooyin ku saabsan qaabka shaqada loo xareysto
- Shaqaalaha Ohjaamo waxaad ka helaysaa tababar ku saabsan qaabka
loo galo wareysiga shaqada
- Waxaa lagugu xirayaa dadka iyo shirkada shaqada bixiya
Hadii aad haystatit CV, emailkaaga ku soo save garee.
Dadka 30-jir ka yar e dagan Vantaa waxaa loogu adeegayaa af finish iyo af english
ogow in aad turjumaan heshid suurto gal ma ahan.
TYÖNHAKUKLUBI
KA CAAWINTA SHAQO RAADINTA IYO CV:DA
DIYAARINTEEDA
IYO SIDII AAD U HELI LAHAYD SHAQO
IS DIWAANGELINTA:
https://tinyurl.com/tyonhakuklubi-somali
ARBACADA SAACADA 7.10 13–16
LUMMETIE 2, OHJAAMO VANTAA
Alueet:
Uusimaa
Tapahtumatyypit:
Muut